 |
|  |
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu,Ilaahay ayaa mahad dhamaanteed iska leh,nabad galiyo iyo naxariisna rasuulkeenii udgoonaa scw korkiisa ha ahaato,iyo xaasaskiisii dhaahirka ahaa,saxaabadisii u gargaaray u hiiliyayna ilaahay haka raali noqdo,iyo intii iyaga ka dambaysay ee khayrka ku raacday.....Intaas ka dib waxaan mar labaad dibu habayn ku samaynay wehelkiinii gaarka ahaa Qorane.net oo aan aad uga cudur daaranayno intii uu hawada ka maqnaa qasdiga iyo u jeedada aan u sameeyay webkan ugu horay waa ilaahay dartiis,waxaana rajaynayaa in miisaanka xasanaadka ilaahay iigu daro,waxaa kale oo aan u sameeyay in ay ka faa'iidaystaan dhamaan walaalahayga soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan,,,,Ilaahay ha inaga dhigo kuwa waxa ay maqlaan ku cama fala .
Hadii aad hayso wax muxaadarooyin ah ama talooyin ah fadlan waan kuu baahanahay ee HALKAAN NAGALA SOO XIRIIR |
|  |
|
|