 |
|  |
Ilaahay ayaa mahad dhamaanteed iska leh alihii inaga dhigay dad muslimiin salaan iyo nabad galiyo daa'im ahna nabigeenii N.N.K.H iyo Dhamaan asxaabtiisii iyo intii wanaaga ku raacday ilaaha qiyaamaha .
Intaas ka dib waxaan marlabaad idiinku bishaaraynaynaa in hoyga barashada diinta islaamka ee qorane.net aad sidii caadiga ahayd aad mar kale uga faaiidaysan doonto hadafka iyo ujeedada aan webkaan u samayna waxaa weeye oo kaliya ilaahay dartiis idinkana walaalayaal ilaahay ha idinka dhigo iyo anigaba kuwa hadalka marka ay maqlaan kiisa wanaagsan raaca
Hadaad hayso wax talo ah ama fikrad ah ama Muxaadarooyin Duuban walaal markasta waan kuu baahanahay ee
Halkaan Nagala Soo Xiriir |
|  |
|
|